Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Tottenham: Yaa Ku Bilowday Kulanka Ka Dhici Doona Etihad Stadium.

Kooxda Man City ayaa goordhaw marti galin doonta kooxda Tottenham kulan ka tirsan todobaadkii 35-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium.

City ayaa kulanka u soo galaysa in ay Tottenham ka aar gudato kadib markii ay Arbacadii ka reebtay tartanka champions League kulan ka dhacay Etihad Stadium  kana tirsanaa lugtii 2-aad ee 8 dhamaadka.

Labada Kooxod ayaa is badal ku sameeyay shaxdooda iyaga oo nasiyay qaar ka mid ah xiddigihii ka qayb qaatay kulankii waalida ahaa ee Arbacadii ka tirsanaa champions League

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City:Ederson, Zinchenko, Laporte, Stones, Walker, Gundogan, Foden, De Bruyne, Bernardo Silva, Sterling,  Aguero

Kaydka: Muric, Sane, David Silva, Fernandinho, Mahrez, Otamendi, Jesus

 

Tottenham:Gazzaniga, Davies, Alderweireld, Vertonghen, Sanchez, Dier, Foyth, Eriksen, Alli, Moura, Son

Kaydka: Vorm, Rose, Janssen, Wanyama, Walker-Peters, Llorente, Skipp

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.