Barcelona Qaabkee Ayay U Ciyaareysaa Haddii Uu Griezmann Ku Sii Biiro, Shax Dhaqameedkii Camp Nou Waa La Badalayaa .

Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in Barcelona qarka u saaran tahay in ay ku dhawaaqaan in ay la soo wareegeen weeraryahanka Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ka dib markii kooxdiisa ay bartooda Internetka soo dhigeen muuqaal macsalameyn ah .

Hadaba haddii ay dhacdo in Antoine Griezmann ku biiro Barcelona waxa tani iyana keeneysaa in dhowr xiddig ka huleelaan Barca oo la iibiyo waxaana la hadal hayaa wiilka reer Brazil ee Philippe Coutinho .

Marka laga yimaado xiddigaha uu salfan doono wiilkaan reer France waxaana eegeynaa booska uu ka ciyaari doono Griezmann maxayna tahay taatikada shaxeed ee uu tababaraha Barcelona adeegsan doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.