Daawo : Ogoow Sababta Loo Ganaaxo Ciyaaryahanka Marka Uu Siibo Funaanadda Xilliga Dabaal Degga ,Ciyaaryahankee Ayaana U Sabab Ahaa

Ma aha arin kugu cusub in aad aragto ciyaartooyda oo iska siibaya funaanadda marka ay dhaliyaan gool ee ay dabaal degayaan waxaase marqaati ka tahay in aad aragto iyada oo loo taagayo kaarka digniinta ka dib dhacadaas .

Waa su`aal kugu soo laa-laabata maxay tahay sababta loo ganaaxayo ciyaartooyga ee loo siinayo kaarka digniinta maadaama kaliya uu siibay maaliyadda ee uusan qalad kale uusan gallin .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*