Faaladdii Fantastic : Dhiigshube Herrera Waxaa Uu Ahaa Askari Qarsoon , Yaa Qasaara Qaba United Mise Laacibka?

Man United ayaa si rasmi ah u fasaxday Anderea Herrera oo ah xiddig aad u wacna waliba ahaa mid dhiirran , kulanka beri ee Cardiff City ayaa u noqonaya kiisii ugu dambeeyay ee qalcadda Old Tarrford .

United waxa ay u diideen laaicbka in ay siiyaan hishiis cusub maadaama midkiisa haatan uu dhamaday waxa uuna xilligaan si xor ah ugu wareegayaa kooxda PSG .

Inta badan taageerayaasha United ayaa aamisnan in maamulka kooxda ku qaldameen go`aanka ka dhanka ahaa Harrera . hoos ka daawo sheekadaan 

 

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*