Marcelo iyo Vinicius Junior Oo Laga Reebay Xiddigaha Brazil Uga Qeyb Galaya Tartanka Copa America , Yaa Lagu Badalay?

Tababaraha qaranka Brazil ee Tite ayaa shaaca ka qaaday in labada xiddig ee kala ah Marcelo iyo Vinicius Junior uusan ku soo darin liiskiisa ciyaarooyda ka qeyb galeysa tartanka Copa America

Waxa uu macalinka sheegay in badalka labadaas laacib uu u yeeray Sandro iyo Filipe Luís waxa ayna ka kooban tahay liiskaas uu soo xushay 23 ciyaaryahan

Vinicius Junior ayaan bilihii ugu dambeeyay u ciyaarin Real sababo la xariira dhaawac canqawga ka hayay halka Marcelona uu ku fashilmay in xilli ciyaareed wacan uu soo bandhigo bilihii ugu dambeeyay

Waxa uu dhan kale macalinka difaacay sababta uu ugu yeeray qaranka Coutinho kaasi oo dhaleceyn badan la kulmayay marka la eego heer ciyareedkiisa Barceona
Guud ahaan liiska 23-ka xiddig iyo kooxaha laga soo xulay

Goalkeepers: Alisson (Liverpool), Ederson (Man City), Cassio (Corinthians)

Defenders: Daniel Alves (PSG) Fagner (Corinthians), Filipe Luis (Atlético Madrid), Alex Sandro (Juventus), Miranda (Inter Milan), Thiago Silva (PSG), Marquinhos (PSG), Eder Militao (Porto/Real Madrid)

Midfielders: Casemiro (Real Madrid), Fernandinho (Man City), Arthur (Barcelona), Allan (Napoli), Lucas Paqueta (Milan), Philippe Coutinho (Barcelona

Forwards: Neymar (PSG), Richarlison (Everton), David Neres (Ajax), Everton (Grêmio), Roberto Firmino (Liverpool), Gabriel Jesus (Man City)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*