NASASHADA KOOXDA: Kooxaha Aan Waligood U Dhaadhicin Heerka 2-aad Ee Dalkooda,Arsenal Ma Ku Jirtaa ?

In aad ku guulaysato horyaal waa arin fiican halka in aad sanad walba ka qayb ahaato heerka 1-aad ay tahay mid ka sii fiican gaar ahaan taageerayaasha kuwaas oo ku faana in aysan kooxdoodu waligood u dhaadhicin heerka 2-aad ee dalka ay ka dhisan tahay kooxdooda hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa kooxaha aan waligood ka harin heerka 1-aad ee horyaalkooda una dhaadhicin heerka 2-aad.

Italy

Waxa aan dhamaanteen wada ognahay in ay kooxda Juventus tahay kooxda ugu guulaha badan  taariikhda horyaalka Serie A-da laakiin Juventus ayaan ka badbaadin in ay u dhaadhacdo heerka 2-aad ee horyaalka Italy ee Serie B-da si la mid ah kooxaha kale ee ka qayb gala tartanka Italy marka laga reebo hal koox oo aan waligood ka harin heerka 1-aad ee horyaalka Italy waana kooxda Inter Milan kuwaas oo isku darsaday in ay ku guulastaan horyaalka waliba ka fogaadaan in ay ka haraan  horyaalka.

Muddo laga joogo 121 sano gaar ahaan sanadkii 1898 waxaa la Aas-Aasay horyaalka Italy loona yaqaano Calcio tan ilaa wakhtigaan haatan la joogo  waxaa horyaalka ka dhacay is badalo badan illaa laga soo gaaray wakhtigaan haatan la joogo iyada oo ay horyaalka ku guulaysteen 16 kooxood oo kala duwan iyadoo ay rikoorka  ka haris  la`aanta horyaalka haysato kooxda ka dhisan magaalada Milan gaar ahaan kooxda Inter Milan tan illaa markii la dhisay kooxda sanadkii 1908 iyaga oo 87 xilli ciyaareed ku jira heerka 1-aad ee Italy, Halkaan Riix Si Aad U Dhameystirato Xogtaan 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*