WARBIXIN: Kooxaha Ugu Weerarka Fiican, Kooxaha Ugu Daafaca Fiican Kooxaha Ugu Guulaha Badan & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Horyaalkii Premier League Ee Dhamaaday.

Waxa soo dhamaaday xilli ciyaareed cajiib ah oo aynu ku raaxaysanay horyaalka premier League iyada oo kooxda Man City ku guulaystay horyaalka markii 2-aad oo xiriir ah.

Koobka horyaalka ayaa lagu kala guulaystay maalintii ugu dambaysay halka kooxaha Man City, Liverpoo, Chelsea iyo Tottenham ay iska xaadiriyeen wareega Group-yada champions League.

Kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa dhankooda iska xaadiriyay tatranka Europa League xilli ciyaareedka dambe iyaga oo ku kala dhamaystay 5-aad iyo 6-aad.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa ka fiicnaa dhamaan kooxaha kale ee Premier League iyaga oo 25 dhibcood ka sareeya kooxaha ku jira kaalmaha 3-aad iuo 4-aad taas oo ka dhigtay kuwa ugu fiican prmeier League.

Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa kooxdii ugu fiicnayd, xiddigihii ugu fiicnaa iyo waxyaabo kale oo kala duwan.

Kooxaha ugu weerarka Fiican:

Man City: 95 gool

Liverpool: 89 gool

Arsenal: 73 gool

Tottenham: 67 gool

Chelsea: 63 gool

Kooxaha Ugu Difaaca Fiican:

Liverpool: 22 gool laga dhaliyay

Man City: 23 gool laga dhaliyay

Chelsea: 39 gool Laga dhaliyay

Tottenham: 39 gool Laga dhaliyay

Wolves: 46 gool Laga dhaliyay.

Kooxaha Ugu Guulaha Badan:

Man City: 32 guul

Liverpool: 30 guul

Tottenham: 23 guul

Chelsea: 21 guul

Arsenal: 21 guul

Kooxaha ugu kubad Haysashada Badan:

Man Ciy: 64%

Chelsea: 60%

Liverpool: 58.8%

Tottenham: 56.7%

Arsenal: 56.2%

Kooxaha Ugu Baaska Fiican:

Man City: 89%

Chelsea: 87.6%

Liverpool: 84.6%

Arsenal: 83.3%

Tottenham: 83.2%

Kooxaha Kubada ugu Badan ku laagay Goolka:

Man City: 18 laad kulan kaliya

Chelsea: 16 laad

Liverpool: 15.1 Laad

Man United: 13.8 laad.

Gool dhaliyayaasha:

Mohamed Salah: 22 gool

Pierre-Emerick Aubameyang: 22 gool

Sadio Mane: 22 gool

Sergio Aguero 21 gool

Jamier Vardy 18 gool

Xiddigaha Ugu Caawinta Badan:

Eden Hazard: 15 caawin

Ryan Fraser: 14 caawin

Christian Eriksen: 12 caawin

Trent Alexander-Arnold: 12 caawin

Andy Robertson: 11 caawin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*