Wariye Mowlid H Abdi ” Arsenal Haddii Halkaan Boos Iska Dhisaan Xilli Ciyaareedka Dambe Waa Ay U Tartami Karaan Horyaalka”

Arsenal ayaa xilli ciyaareedkaan ku dhameystay booska 5-aad ee kala sareynta horyaalka Ingiriiska waana boos ay uga hareen ka qeyb gal tartanka Champion-ka ee xilli ciyaareedka dambe .

Sidaas oo ay tahay hal rajo ayay haystaan taasi oo ah 29-ka bishaan ay Chelsea kaga guuleystaan koobka Europa League oo ay finalkiisa wada ciyaarayaan

Hadaba Arsenal maxay u baahan tahay si horyaalka ugu tartamaan xilli ciyaareedka dambe , maxuuna tababare Emery ka badalay Arsenal , hadaba Mowlid Haji Abdi oo ah wariye dhanka ciyaaraha ah ayaa uga waramay Cisman Fantastic oo ka tirsan LaacibTv Tube , hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*